Doorashada kursi ay ku tartamayaan Sagaal musharax oo ka bilaabatay Baledweyne

Waxaa goordhaw magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka bilaabatay doorashada labo kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka, waxaana kuraastan doorashadooda tahay mid xamaasad gaar ah leh. Labada kursi ee doorashadooda ka bilaabatay magaalada Baledweyne ayaa kala ah HOP#011 uu ku fadhiyo wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/risaaq Maxamed Cumar iyo HOP#063 uu ku … Continue reading Doorashada kursi ay ku tartamayaan Sagaal musharax oo ka bilaabatay Baledweyne